U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khalkhal1

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA8 xar
1

Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood.

2

Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ku codee maskax caafimaad qabta oo aan khalkhal gelin bulshada iyo nabadooda.

”
“

Marka taa lagu darro cadawgeena dibadda oo aad u fara badan, oo dedaal ugu jira sidii ay khalkhal u gelin lahaayeen doorashooyinka.

”
“

Warar Garowe Online ka heshay xildhibaano ka tirsan Barlamanka Federaalka ayaa sheegaya in Mooshinkaas la baajiyey kadib markii xubnihii soo gudbiyey lagu qanciyey in waqtigaan dowlada ka bixi karin khalkhal kaga yimaada aqalka Wakiilada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khalkhal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan