U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caddaalad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA9 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agaasimahu, waxa uu sheegay in Wasaaraddu ay ka hawlgasho dhammaan gobolada Puntland oo dhan oo si caddaalad ah wax loogu qaybsho, qaybahan cusubna la gaarsiin doono gobolada oo dhan.

”
“

Caddaalad ayaad u baahan tihiin.

”
“

Dhibaatada Soomaalidu ma aha caro Rabbi oo ku dhacday, mana ahan caddaalad darro, sidoo kalena ma ahan cadow na soo weeraray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caddaalad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan