U gudub nuxurka bogga
SABAAD

karkar

Magac Lab
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay.

2

K. ah: qof dirac ah.

3

Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Baaq kasoo baxay beelaha Karkar & Bari Baaqani wuxuu ka soo baxay shir weyne ay isugu yimaadeen Isimada, Nabadoonada, Culima,udiinka iyo Dhalinyarada beesha taariikhdu markey aheyd 19.12.2008, kaasoo ka dhacay Degmeda Qardho.

”
β€œ

Gabadha yar ee lasoo xaday ayaa lagu magacaaba Caasha Maxamed Xasan oo si tuugnimo ah looga keenay Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkar ee Dowladda Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K Β· KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
karkar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan