U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shir1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf SHSubg SHI4 xar
1

Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo waaweyn oo u dan ah uga wada hadlaan.

2

Baabuur intiisa hore, meesha uu waduhu fariisto.

3

Waqti, goor.

4

Cayaar sacab, jaan iyo jiiba leh oo ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo hab dhoolatusad ah loo soo bandhigo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Anigu kama qaybgelin shir ay yeelatay beeshayda oo looga hadlayay in lagu taageero xukuumada iyo in kale, cid aan kala hadlayna ma jirto, balse waxaan ku talinayaa in dalka lagu hogaamiso Islaamka" ayuu yiri Sh.

”
“

Afhayeen u hadlay Maxkamadaha Islaamka ee dowlada taabacsan C/risaaq Max'ed Qaylow ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku sheegay in dagaalkii maanta aysan ka qaybqaadan AMISOM, balse ay iyagu ka gaareen guulo la taaban karo.

”
“

Ahlu Sunna oo Shir u Furmay Wakiilo ka socda ururka Ahlu-Sunna ee gobollada Dhexe ayaa maanta Cabudwaaq uga furmay kulan ay ku sameysanayaan maamul mideeya ururka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan