Skip to main content
SABAAD

lafduud

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LA7 xar
La Mid Ahlafdhabar1Magac Dheddig
1

Xiriir lafo ah oo ka kooban riciro yaryar oo is-haysta oo isku xira tunka iyo dabagibinta.

2

Wax kasta qaybta ugu muhimsan.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lafduud - sawirka la wadaagga

La Wadaag