U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lafdhabar1

Magac Dheddig
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf LSubg LA9 xar
1

Xiriir lafo ah oo ka kooban riciro yaryar oo is-haysta oo isku xira tunka iyo dabagibinta.

2

Wax kasta qaybta ugu muhimsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale, dhulka korkiisa qaybta ku taalaa waxaa ugu muhiimsan jiridda oo lafdhabar u ah istaagida iyo jooga geedka.

”
“

Sheekh Cabdiqani wuxuu lafdhabar ka ahaa abaabuliddii tafsiirka Quraanka ee Sheekh Maxamed Macalin - Alle haw naxariistee- uu ka akhriyi jiray masaajidka maqaamka.

”
“

Gabagabadii shirka waxa la isla gartay in shir weyn la iclaamiyo, madal inta ka weyna la qabto, loona yeero dhammaan qaybahay bulshada Puntland UK ka koobantahay sida haweenka oo la dareemay in ay yihiin lafdhabar, la’aantoodna wax la qaban Karin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lafdhabar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan