U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiriir1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf XSubg XI6 xar
1

Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin.

2

Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan.

3

Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saac oo xiriir ah, kadib markii ay dhageysteen dadkii fadhiyey kulanka casharo ku saabsan ka ganac-siga dadka iyo adoon-sigooda dadka siyaabaha ay bulshada uga dhex jirto,ayey xubnihii soo xaadirey kulanka bixiyeen tusaalo badan.

”
“

Aweys; ayay dowladaha Mareykanka iyo Ethiopia ku tuhmayaan inuu xiriir toos ah la leeyahay shabakada Al-Qaacida; iyagoo sidoo kale ku eedeeyay inuu maleegayo qorshayaal uu ku beegsanayo danahooda geeska Afrika.

”
“

"Ahlusuna dhulka ay ku dagaalamayso, ciidankeeda iyo hubkeeda aniga ayaa wax ku leh, waana urur xiriir wanaagsan uu kala dhexeeyo Dowlada Somalia" ayuu yiri Indhacade oo ka jawaabayay su'aal ahayd kaalmada ay DF siiso ururka Ahlusuna.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiriir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan