U gudub nuxurka bogga
SABAAD

liil

Magac Dheddig
Xaraf LSubg LI4 xar
1

Dun mayraxeed oo adag.

2

L. ah: wax adkaysi leh.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waa laac Aduunyadu Labadii Walaalo ah Midba maalin ladayo Ruuxi u liil Galay Lama loolo dharagoo Lugooyada madeysee Liibaanteeda aduunyada Ruuxna laasan maayee.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
liil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD