U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ruuxi1

Magac Lab
Xaraf RSubg RU5 xar
1

.kh Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Pawlo Kuwelho waxa aad loogu bartay in uu buugtiisa kaga waramo qoraalo ruuxi ah isaga oo isticmaala badanaa kalmado aanay qorayaashu adeegsan.

”
“

Waxa gabadha saarnaa cajis iyo daal ruuxi ah.

”
“

Macallinkii waxa saaqay raxmad iyo farxad ruuxi ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ruuxi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan