U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dun1

Magac Dheddig
Naxwe-umo, m.l
Xaraf DSubg DU3 xar
1

Liilimo laga soohay cudbi, dhogor, xariir iwm oo laga sameeyo dharka, meeshii ka dillaacdana lagaga tolo. dųn1 m.l.kh D. ah: caws qallalan oo weli daaq ku habboon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba sida aynu ognahay, Somaliland waxay xuduud la leedahay dawladda Jabuuti oo xuduudeedu kabilaabanto Lowya-caddo ilaa iyo saddex-geeska Geesdiir, Itoobiya oo ay ka bilaabanto Geesdiir ilaa saddex-geeska Dun-ku-qooq.

”
“

Tani ma aha talo geed-ka-go’an ah oo qof kastaa ku qasban yahay in uu raaco, ee waa aniga iyo dun-hadalkayga qudha.

”
“

Dhar ( ingiriis : Textile ama Cloth) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun la xardhay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-umo, m.l

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan