1
Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Geelu waa noole adkaysi badan, oo baadka iyo biyaha muddo dheer moogaan kara, isla markaana cagaftiisu ku habboon tahay ku socodka dhulka jasiiradda oo bacaad iyo buuro u badan.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
A · AD
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
