U gudub nuxurka bogga
SABAAD

lixle

Magac Lab
Xaraf LSubg LI5 xar
1

Xaashi turub oo lix dhibcood leh.

2

Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Siilaanyo waxay ahayd SNM waa wada Lixle.

”
“

Anaguna alaabtayadii ayaanu tunka ku qaadanay, 45 nin ayaananu ahayn, anagoo u kolonyaysanay halkii uu ku jiray Maxamed Xaashi (Lixle).

”
“

Axmed Siilaanyo Cimrigiisa Alle ha dheereeyee ayaa laga hayaa Geeridii ku timid Mujaahidkii Lixle ee markaa Naxdinta badnayd alle ha u naxariistee Mar laga waraystay BBCda oo la yidhi Lixle Dhimay. jawaaabtii koobnayd ee uu Bixiyay Muj.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
lixle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan