U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siilaanyo

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SI9 xar
1

Nooc xamaaratada yaryar ka mid ah oo mulaca u eg kana yar.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Axmed Siilaanyo, wuxuu markaa u kicitimay dalka Britain, waxaana ka soo yeedhay inuu ka nasan doono hawlaha Siyaasadda.

”
β€œ

β€œAnigu Ma Samaynayo Sicir-Barar Iyo Wasiir-Barar, Dalkana Lacag Ku Butaacin Maayo", Axmad Siilaanyo oo ka hadlayay kheyriyadda Burco.

”
β€œ

Axmed Siilaanyo Guddoomiyaha Kulmiye wuxuu baaq u jeediyay Kooxaha gacanta ku haya lammaanaha Ingiriiska ah, waxaanu ugu baaqay in ay iska sii daayaan intaanay Gacmahooda wax ku noqonin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S Β· SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siilaanyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan