U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaado

Fal Gudbe (3)
Naxwe-aatay, -aadatay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Wax meel yiil meel kale geysasho.

2

Wax milkintooda la wareegid.

3

Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid.

4

U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn.

5

Naag guursasho.

6

U q.: wax,wax kale ku gudasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal haddii uu baabuurku jiidho, luguhu burburaan, curyaan ay noqoto xaq na baabuurka wadihiisa looga soo qaado maxaa faa'iido ugu jirta ayaan isweydiiyay.

”
“

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in weerarkan uu yahay midkii sadaxaad ee lagu qaado mas'uulkan isla markaana wuxuu ku amaanay ciidamadiisa feejignaanta ay muujiyeen.

”
“

Afhayeenka AMISOM Major Barige Ba-Hoku oo weerarkan ka hadlay ayaa sheegay in weerarkan ay muddo dheerba ka war-sugayeen in lagu soo qaado garoonka, maadaama uu yahay goob muhim ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-aatay, -aadatay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan