U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhimasho

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHI8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalkan ayaa ahaa mid aad u culus oo la isu adegsadey hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu gaystey guud ahaan dhimasho gaareysa 17 qof halka dhaawacu yahay 27 iyada oo magalada Kismayo la geeyay qaar ka mid ah dhawacyadaas.

”
“

Dagaaladii ka dhacey magaalada Laascaano maalintii shaley ayaa waxa ay sababeen dhimasho iyo dhaawac farabadan kuwas oo u badan beelaha daga gobolka Sool.

”
“

Dagaalkan oo maalmahanba ka socday xaafadahaas isla markaana marba qolo dhan loo riixayo ayaa keenay in uu sababo dhimasho, dhaawac & weliba barakacan baahsan ee hadda kusii baahaya meelo kale oo Muqdisho ka mid ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhimasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan