U gudub nuxurka bogga
SABAAD

burbur1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo.

2

Caano la lulay oo aan weli subag dhalin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Geeddi oo ka hadlayay aragtidiisa ku aadan in DF ay ka badbaado burbur ku yimaada ayaa sheegay inay u baahan tahay Milateri gaaraya 30,000-askari oo qaba tababar sare iyo 15,000-askari oo booliis ah.

”
“

Haddaba waxaas oo dhan ayaa ah kuwo burbur iyo dhaawac weyni ka soo gaadhay dagaaladii ay xoogagii SNM kula jireen maamulkii Milatariga ee Siyaad Barre.

”
“

Aadan Barre Ducale oo ah Wasiirka Xanaanada Xolaha ee dalka Kenya ayaa ka digay burbur ku yimaada DF, isagoo sheegay in khilaafka u dhexeeya baarlamaanka uu sabab u noqon karo inay xukuumadu noqoto mid booska baneysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
burbur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan