U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mayl

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf MSubg MA4 xar
1

Cabbir dhererkiisu yahay 1609.35 mitir.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bedka ay ku fadhiiyaan jasiiradaha Fiji waxa lagu qiyaasaa 7,054.09, oo (mayl laba jibaaran) una dhiganta 18,270.00, oo (kiiloo mitir laba jibaaran).

”
“

Bedka: Bedka dalku ku fadhiyana waxa lagu qiyaasaa 91,135.55, oo mayl laba jibaaran) una dhiganta 236,040.00, oo (kiiloo mitir laba jibaaran) sidoo kale baaxada dalka Uganda waxa lagu qiyaasaa in uu ku dhowyahay gobolka (Oregon) ee dalka Maraykanka.

”
“

Bedka dhulka uu ku fadhiyo dalka Gabon waxa lagu qiyaasaa 103,346.81 (mayl laba jibaaran) oo u dhiganta 267,667.00, oo (kiiloomitir laba jibaaran).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mayl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan