Tusaale Dheeraad ah3
“
Ceelka waraabiya magaalada Gebilay, wuxuu leeyahay laba kayd-biyood oo mid tahay Berked ku taalla Ceelka oo qaada 20 mitir-kuyuub, iyo kaydka labaad oo ah taangi ku dhexyaalla magaalada oo qaada 40 mitir-kuyuub.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
M · MI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
