U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cabbir1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Qiyaas lagu heshiiyey oo caddeyneysa wax dhererkiisa, muuqiisa iwm.

2

Habka loo qiyaaso dherer, mug, culays iwm.

3

Qalab lagu cabbiro wax dhererkiisa, culayskiisa, muggiisa iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xagga Xuduudda Dastuurkaas ma qeexin midna sifooyinka loo asteeyo xuduud dal leeyahay, sida in lagu qeexo: Isgoyska Digrii ee ay xadka dalkaa ka dhacaan LOOLALKA iyo DHIGAHA cabbir saaca ka bilawda Eber (0) ee Greenwhich-ka.

”
“

Da’da cid walba soo marta, meelahaas ayaa laga cabbir qaataa, lagu gartaa facooda.

”
“

Waa qayb kamid ah ammuuraha uu ka hadlayo gabayga soo socda ee la magac baxay Cabbir ee soo baxay Maarso 11, 2007.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cabbir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan