U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miisaan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf MSubg MI7 xar
1

Qalab wax lagu cabbiro.

2

Culeys; culaab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Lacagtu waa shey miisaan yar oo lagu qiimeeyo qadarka alaab, badeecad, guri, dhul iyo waxyaabo kale leeyihiin.

”
“

Taariikhdu culays miisaan ayey saartaa xiriirka u dhexeeya Giriigga iyo Turkiga.

”
“

Maansada Soomaaliyeed waxa tayo sare u yeela habka loo dareeriyo, oo ku dhisan miisaan, iyo habka loo qaybo, oo ku dhisan tibixqaarraan (xarafraaca amma qaafiyadaynta).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miisaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan