U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhisan1

Fal Magu (1)
Naxwe-smay, -santay; -smi
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

Aqal, dugsi iwm wax la sameeyey noqosho. dhoobammiirad

2

Xubno dowladeed oo cusub wax la magcaabay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dawladdii kacaanka ee 1969 oo bilawgii hayi kicisay dadka oo kusoo jiidatay barnaamijyada sinaanta iyo shaqadada, waxey ayana cagta saartay waddii kuwii hore ku fashilmeen oo ku dhisan qaraabo-kiil, eex iyo hantida qaranka oo la gorfiyay, lana mudursaday.

”
“

DFKMG ah ayaa ku dhisan qaab qaybsi qabiil oo loogu magacaabo 4.5.

”
“

Bayer Leverkusen oo sanadkan is-daba dhigay saddexda naadi ee ugu magaca iyo awooda badan kooxaha Ingiriiska oo xilligana ah kuwa ugu dhibco sarreeya kooxaha dalkaa Jarmalka ka dhisan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-smay, -santay; -smi

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhisan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan