U gudub nuxurka bogga
SABAAD

culays1

Magac Lab
Xaraf CSubg CU6 xar
1

Xoog walaxda u jiidaya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dad badan ayaa Amphetamines u isticmaalay si ay u yareeyaan miisaanka xajmiga jidhkooda, qaar kalena waxay u isticmaaleen si ay nafis uga dareemaan buuq iyo culays ka saarnaa madaxa iyo jidhka ama inay daalka ka bi’iso.

”
“

G-In Dowladu culays wayn saarto kuna guulaysato dhamaan qodobada sare waxii awoodeeda ah, taas oo noqonaysa tusaale fiican oo waxqabadkeeda ka turjumaysa, kasbanaysana kalsoonida shacabka.

”
“

Hase yeeshee,Maxamed Cali waxa uu sheegay inay culays weyn ku noqotay dayn laxaad leh oo dowladda hoose lagu leeyahay, taas oo dhan SL.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
culays - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan