Tusaale Dheeraad ah3
β
Adduunka intiisa kale wuxuu Maraykanka siiyaa saliid, cunto, dhar, alaab ceeriin, qalab warshadeeysan iwm, Maraykankuna wuxuu ugu beddelaa lacag xaashi ah oo uu isagu daabacay.
βEreyada La Xidhiidha
alaabo. alaab caydhiin m.dh.u 1. Walax ama shay dabiici ah oo aan gelin weli warshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ay isticmaalaan warshaduhu si ay u farsamotumaan uguna beddelaan alaab la isticmaali karoalaabta caydhiin waxaa qayb ahaan ka mid ah alaab farsamotumanoo ay ka mid yihiin looxa jarjaranburka qamadigakuwaas oo sii mara farsamotumid dheeraad ah. ld alaab ceyriin. alaab ceyriin m.dh.u ld alaab caydhiin
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-bo ..., m.l
Xarafka
A Β· AL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
