Tusaale Dheeraad ah3
β
Luguhu waxay ka kooban yihiin dhowr xubnood oo kala ah: cag, faro, taf, bowdo, qoob, mijin iyo xubno kale.
ββ
Maxay Caliyow mijin qaada raadinteeda, cunisteeda iyo mirqaan la meeraysigeedu uu qayrkeen inaga reebay.
ββ
Waxaanan idinku guubaabinayaa xajista nabaddiina, ha dhagaysanina afmiinshaarka dal iyo dadba mijin qaada siisanaya.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
M Β· MI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
