U gudub nuxurka bogga
SABAAD

marduuf

Magac Lab
Naxwe-fyo, m.l/dh
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Maro cad, culus oo loo isticmaalo shiraaca doonayaha.

2

Xirmo qaad ah oo ka kooban toban majood.

3

Xarig labaraab ah.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Madaxyuubka shankaroonlaand, oo war sheeko laga helay, ayaa tibaaxay in uu weli ruquus-seeshan ku samaynayo dawladiisii cusbayd, waxaana la sheegayaa inuu dhawr marduuf oo wasiiro ah ka naqaysanayo kolayga UDUB iyo wuxuu cago ku qaato.

”
“

Ururka Salaan-la-yuurur ayaa kolaygiisa ka naqaystay Marduuf daray ah, waxaanay summalka ururka u doorteen oday aan jadiid ahayn oo Siilaanyo lagu naanayso ahaana baarqab hore xilligii geelu oogada u baxay ee Itoobiya Esta lagu horay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo, m.l/dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
marduuf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan