U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mocooyo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MO7 xar
La Mid AhmacooyoMagac Dheddig
1

Abooto, ayeeyo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Mocooyo ( ingiriis : grandmother ama granny) waa hooyo ama aabo hooyadiis.

”
“

Taasi macnaheedu waa in ayeeyo tahay waalid sadexaad sababto ah qofkan hooyadii ayay mocooyo u tahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mocooyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan