U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aabo

Magac Lab
Xaraf ASubg AA4 xar
1

Dareen naxariis, rabitaan iyo xurmayn leh oo qof qof kale u hayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aabo: Aroorta ayaynu ka sheekaysan arinkaas…waan daalanahay iminka ee aabo orod seexo!

”
“

Aabo ama Aabe ( carabi : أب taliyaani : padre ingiriis : father) waa waalidka labka ah.

”
“

Doodan soo socota ayaa dhex martay aabihii iyo inankiisii: Aabo: (oo yaaban) Aabo waa 12 kii habaynimo ee maxaa caawa xiligan ku soo Inan: Aabo waan seexan Kari waayay!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan