U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ayeeyo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf ASubg AY6 xar
1

Hooyadaa hooyadeed ama aabbaha hooyadiis.

2

u.j: ayeeyooy!

3

U.j: wiilka aan ayeeyada u ahayow!; gabadha aan ayeeyada u ahayey!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka ayeeyo, hadda caruur baad tahayee adigaa wax fahmi doono.”

”
“

“Waad mahadsan tahay, ayeeyo,” ayay Ugaaso ku tiri Suuban.

”
“

Cimri iyo waayo-aragnimo markii ay kuu kordhaan ayaad wax fahmeysaa, taa iga qor ayeeyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

A · AY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ayeeyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan