U gudub nuxurka bogga
SABAAD

moho

Fal Magu (3)
Naxwe-hday, -hatay
Xaraf MSubg MO4 xar
La Mid AhmuhoFal Magu (3)
1

Wax ku hungoobid.

2

U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid.

3

U m.: khatar uga baqid (cid).

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-hday, -hatay

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
moho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan