U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kalgacayl

Magac Lab
Xaraf KSubg KA9 xar
La Mid AhkalgacalMagac Lab
1

Rabitaan iyo qaddarin qoto dheer oo cid loo hayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kalgacayl dun weyn oo qalbiga, igu dahaarraa dheh!

”
“

Iftiinka iyo quruxda wajigiisa ka soo kaahaya ayaa kalgacayl hor leh kugu abuuraya.

”
“

Waa kaasi arrinka ay gaaraabildhaan ku raadinaysay, hase ahaatee waa ruux ay xididadiisa oo idil kalgacayl xarkiyeene waxa uu sheegayo run iyo been midka uu yahay ma oga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kalgacayl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan