U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doonid

Magac Fal
Xaraf DSubg DO6 xar
1

.dh doon3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde, waxa kale oo uu si xeel-dheer uga hadlay nabadda iyo dib-u-heshiisiinta isaga oo muujiyey dareen daacadnimo ka muuqato iyo doonid nabad Soomaaliya lagu soo dabbaallo.

”
“

Sidaan horay u soo sheegnay Jecaylku waa dareen, naxariis, hami, doonid, ka firir, xaalad iyo rabitaan qof u qaado ama hayo shey, qof, walax ama wax kale.

”
“

Ummadda Soomaaliyeed (oo Isbahaysiga aad u taageeray), DFKM ah oo gacan nabad-doonid ah u soo fidisay, Qaramada Midoobey oo kulanka nabadda fududaysay, midkoodna uma fadhiyin is-qab-qabsiga waqtigaan ka aloosmay Isbahaysiga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doonid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan