U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mood1

Magac Lab
Xaraf MSubg MO4 xar
1

Maalka inta aan xoolaha nool ahayn.

2

Meyd. mǫod1 m.dh Qorraxdu marka ay soo baxayso fallaaraheeda caadka qabta ee midabka quruxda badan yeesha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhaqaaluhu wuxuu u kala baxaa Mood iyo Nool.

”
“

Sida aynu ognahay guurku marnaba kama maarmo duunyo mood iyo nool mid ay tahayba.

”
“

Qorshihii gacan ku soo celinta Gaalkacyo isla sanadkaas waxaa si wayn uga qaybqaatay dhamaan dadka reer Puntland u dhashay meelkasta ay joogaan una huray mood iyo maalba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mood - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan