U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duunyo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DU6 xar
1

Hanti, maal.

2

Bahaayin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adoogii nimuu duunyo dhaqay, dibse u cayroobey Kaftan laysku daadsaday hadduu, doodda kaga faano, Anigaa dameerlaa ka roon, taajir doorsamaye.

”
“

Roobabkani ka curtay Qeeybo ka mid ah Gobolada Dalka ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili Abaaro iyo jiilaal Darani uu ka jiray Dalka Somalia Kasi oo Tiro Badan oo dad iyo duunyo leh ay u ugeeriyoodeen Abaarahaasi.

”
“

Runtu waxay tahay in taariikhdu markay ahayd 25-kii bishii May ay weerar sharci darro ah ku qaadeen qoys halkaas deganaa, isla markaana ay cagta mariyeen dad iyo duunyo wixii goobtii reerku yaalay, ay kula kulmeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duunyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan