U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naadi1

Magac Lab
Naxwe-iyo/-iyaal, m.l/dh
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Rug dad isku dan ahi ku kulmaan.

2

Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaashaan Iyo Caafi Oo Ciyaari Dhexmartay Ciyaartaasi, inkasta oo ahayd kulan saaxiibtinimo, haddana labada naadi waxay ku loolamayeen koob loo dhigay oo lagu maamuusay Mubaarak Yuusuf Cilmi (Bidhi), oo ahaa ciyaartoy reer Burco ah.

”
“

Naadiyada loo yaqaan G14 oo ay wadamada Yurub kaga jiraan (18) naadi oo ah kuwa kubada cagta ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Brussels ee Beljamka isku raacay inay ku xadeeyaa mushaarooyinka heer ah 70%.

”
“

Ferguson wuxuu kale oo Manchester ku tilmaamay naadi guulo badan ka gaadhay ciyaaraha gudaha iyo kuwa dibeddaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo/-iyaal, m.l/dh

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naadi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan