U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaashaan

Magac Lab
Naxwe-nno/-ammo, m.dh
Xaraf GSubg GA8 xar
1

Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Wasiirada shalay goluhu ansixiyay waxay kala yihiin; wasiirka Gaashaan-dhiga Md.

”
β€œ

Wasiirka Gaashaan-dhiga Soomaaliya C/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi waxa uu carabka ku dhuftay in ay meelsaari doonaan Mushaaraadka Ciidamada si loo helo ciidan ka dhameystiran dhan walba.

”
β€œ

Saraakiil ka socotay Wasaaradaha Gaashaan dhiga Dalalka Burundi iyo Uganda oo maanta Kulan gaar ah la qaatay Wefdi uu hogaaminayo Madaxweyne Shariif.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/-ammo, m.dh

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaashaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan