U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rug

Magac Dheddig
Naxwe-go, m.l
Xaraf RSubg RU3 xar
1

Meel la deggan yahay; guri.

2

Xarun. rug caafimaad m.dh (-go ..., m.l)

1

Qayb isbitaal ka mid ah oo gaar u ah daaweynta cudur khaas ah ama bukaan-socod-eegto ah.

2

Qayb isbitaal ka mid ah oo ay isugu yimaadaan barayaal, arday iyo bukaanno si loogu baaro looguna daaweeyo bukaanna-da. rųg1 m.dh.sh.r Erey tilmaamaya wax dhacay dhawaaqiisa. rųg2 f.g1 (-gay, -gtay) Wax, wasakh dusha kaga dheggan ka xoqid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa ganacsatadu isu timaado oo ay samaysato Rug ganacsi (Chamber of Commerce), si looga baxo dhibaatadan oo aan ka hadalno xoolaheenan cid waliba diiday.

”
“

Waxaan jecelahey rug caafimaad oo gaar u ah dadka waaweyn ee haajiriinta ah.

”
“

Waxeyna kamid tahay meelihii ugu horeeyay ee diinta Islaamka ka soo gashay Soomaaliya iyadoo ay rug u aheyd waligeed Barashada Cilmiga Islaamka waxaana usoo xeraysan jiray arday ka imaanayay Gabi ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-go, m.l

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan