U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koob1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf KSubg KO4 xar
1

Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan.

2

Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweyne Soo Koob Maamukaaga oo ka dhig wasiiro tiro yar si taladu u wanaagsanaato oo aanay u baahin.

”
“

Waxaan keydinayaa xusuuso badan, sida saddexdii koob ee aanu ku guulaysanay 1999-kii ama markii taageerayaasha Manchester United ay aniga i caawiyeen, kadib koobkii adduunka ee 1998-kii, kaas oo aanan taageeradooda la’aanteed waxba qaban kareen.

”
“

Sanadkii 1998-dii tiro koob la sameeyay ayaa shegay in tiradda deggan Unuun u noqday 5250-oo qof.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koob - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan