U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nacab

Magac Lab
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Cadow; xaasid.

2

Qof aan naxariis lahayn. nacala-abuugto m.dh Farshiid; dhalo yar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nacab iyo xuma-talis ahina ku quustaan.

”
“

Muqdisho oo ahayd meeshii ay ka jirtay musiibadii Soomaaliya ugu ba’neyd ayuu maalmo gudahood ka dhacay isbedel wanaag doon ah oo nacab iyo nasteexba ay wada qireen.

”
“

Hadii aanay inagu jirin Riyaale iyo dad la nooc ahi halkee buu nacab inoo soo mari lahaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nacab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan