U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naxariis

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NA8 xar
1

Dareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata darteed.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Marxuumka Eeebe naxariis ha ka waraabiyo innaga oo dhanna ilaah samir ha ina ka siiyo.

”
β€œ

Rasuulka (scw) ayaa intuu istaagay ka masaxay oo ka tirtiray dhiigii ka socday Usaama, isagoo ku oranayayna hadallo naxariis leh oo uu ku dejinayay wiilkan yar ee dhaawaca soo gaaray.

”
β€œ

C/rixiim Ciise Cadow waxaa uu ku tilmaamay falkaasi mid naxariis daro ay ka muuqato isagoona intaas ku daray inaysan u dulqaadan doonin falalkaas mujaahidiinta iyo shacabka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N Β· NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naxariis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan