U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doon1

Magac Lab
Xaraf DSubg DO4 xar
2

Meel dhulka inyar ka yara kacsan.

3

Ciidda iyo dhoobaha ceelasha dhaadheer hoostooda laga soo saro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jun 2010- 8-qof oo Soomaali ah iyo qof Itoobiyaan ah ayaa geeriyooday kuwo kalena la badbaadiyay kadib markii ay doon ay saarnaayeen la qalibantay..

”
“

BOOSAASO : Doon ka baxday Dakada Boosaaso oo la afduubay January 3, 2012 7:51 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Boosaso:-Sida uu Puntlandpost u xaqiijiyay Agaasimaha ladagaalanka Burcad-badeeda Puntland Mr.

”
“

Cabdi Xaaji Goob Doon oo horey u ahaan jirey wariye ayaa loo magacaabay inuu noqdo afhayeenka dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyadoo magacaabistiisa laga horsheegay golaha wasiiradda dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan