Ereyada La Xidhiidha
neefsasho. neefsasho ogsajiin la' m.l Nooc ka mid ah neefsashada oo cuntadu ay qayb ahaan u ogsidhooban iyagoo sii daynaya tamar kiimikeedkuna sii daynaya dariiqad ogsajiin aan u baahnayn. neefsasho ogsajiin leh m.dh (baay.) Nooc ka mid ah neefsashadaoo cuntadu (gaar ahaan kaarboohydraytyada) ay dhammaantood u ogsidhoobaan kaarboon laba ogsaydh iyo biyoiyaga oo siidaynaya tamar kiimikeedkuna sii daynaya dariiqad u baahan ogsajiin
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
baay.
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
N · NE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
