U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ogsajiin1

Magac Dheddig
Xaraf OSubg OG8 xar
1

Curiye kiimikaad oo neef ah, midab dhadhan iyo urna lahayn oo ku jira hawada iyo biyaha muhimna u ah noolaha.

2

Curiyeyaasha biyuhu ka samaysmaan mid ka mid ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Falgalka sadex atom oo Aayron iyo Ogsajiin kaas oo u baahan heerkul sareeya.

”
“

Isku dhiska halkaas ka dhaca waxaa ka soo baxa Ogsajiin caleemuhu cirka ku sii daayaan.

”
“

Raadhiyaamta saafiga ah waxay leedahay midab cad, laakiin waxay inta badan la falgalshaa Ogsajiin taas oo u yeesha midab madoow ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

O · OG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ogsajiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan