U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tamar1

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA5 xar
La Mid AhtabarMagac Dheddig
1

Xoog; itaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kadib markii uu tamar iyo tabo badan u adeegsaday halgankii hubeysna, Aw Geesh codkiisiina waa uu adeegsaday.

”
“

. In nabadgelyada magaaladu ay sugmi doonto hogaanka maamul iyo cilada farsamo ee wershadeedba ay meel kaliya laga hagi doono, caasimaduna ay hadh iyo habeen ay koronto ku filan oo tamar iyo dhaqaale la isku geeyay darteed ay heli doon.

”
“

Marka uu marqaamo waxaa halhays u ah: “maalintaan tamar hayey talo rna hayn, maantoon talo hayana tamar ma hayo!"

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tamar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan