Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Feeraha geel saddexda ugu dambaysa oo xiga lugta dambe; mayraq.
Magaca niil waxa loomalaynayaa in uu kasoo jeedo magaca giriiga ah ee "Neilos" (Νειλος).
Arrintan aqoonsiga lala doonayo dawladda Muqdisho waxay ka soo jeedaa siyaasadaha dawladaha waqooyi bari ee Afrika ee siyaasada biyaha webiga Niil ee ay Masar isticmaasho.
Shariif ayaa wariysi uu siiyay Telefishinka Niil ee dalka Masar ku sheegay in marka hore ay tahay inay Somalidu heshiiyaan, markii nabad la gaarana ay ciidamada AMISOM iskood u baxayaan.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
N · NI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag