U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nolol

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NO5 xar
1

Muddada naftu joogto ee u dhaxaysa dhalashada iyo dhimashada.

2

Si lagu noolyahay oo lagu dhaqmo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dadkaan badankii tan iyo burburkii caasimada Muqdisho ayey nolol ka sameysteen Nairobi, iyo Kenya guud ahaan.

”
β€œ

Cali Maxamed, wuxuu intaa ku daray oo uu yidhi; β€œAabahayo inuu nolol dibadeed ku noolaado, waxaa kala qiimo weynaa inuu waddankiisa u shaqeeyo.

”
β€œ

Hadii ay dadka qancaan oo ay nolol maalmeedkoodu helaan, dowladuna way hagaagaysaa" ayuu hadalka u dhigay Gen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N Β· NO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nolol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan