U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiimo

Magac Lab
Xaraf QSubg QI5 xar
La Mid AhqiimeMagac Lab
1

Sicirka ay joogto badeecadi.

2

Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inta badan dhibaatada sarrif-bararku, waxay ku dhacdaa danyarta reer Somaliland ee dakhligoodu xadidan yahay, iyadoo u keenta in qiimihii lacagta Somaliland ee ay heli karayeen uu qiimo dhaco.

”
“

"Qaraxii ka dhacay Muqdisho wuxuu ahaa mid leh astaan fool xun, waxaana lagu dilay wasiiro iyo dhaqaatiir qiimo badan ku lahaa bulshada dhexdeeda" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay xukuumada Addis Ababa.

”
“

Ibrahim waxa uu ka qayb galay hawl gallo badan oo ay ka mid yihiin DIINLE oo noqday dhaqdhaqaaqii SNM maalin qiimo ugu fadhida.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan