U gudub nuxurka bogga
SABAAD

onkod1

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf OSubg ON5 xar
1

Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jiilaal dheeraaday oo dad iyo duunyoba itaal beeleen, hillaac onkod iyo gufaaco roobaad iyo guyaad horseed u ah ayey ahaayeen.

”
“

Muumin ayaa ka tirsanaan jiray Kooxdii Onkod ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxaana wararku tilmaamayaan inuu Xamar dhawaanka orday sababo amaan maalmahaan danbe oo dhana xooggaa madaxa looga jiray.

”
“

Guux iyo gunuunuc bilaabaan, hillaac iyo onkod isku daraan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

O · ON

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
onkod - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan