Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Raalliggelin, maqsuudin.
Kadhaadhicin, aaminaad.
Q. badan: qof wax yar ku qanca.
Qanac iyo quus baa quluubteenna ku samaysmay.
Qorshaha UDUB, Qanac La’aanta KULMIYE Iyo Qodobada La Isku Mari La’yahay.
Boosteejo sugan, xawaare xadidan iyo adeeg qanac leh midna ma lahan baabuurtaan dadka ay magaalada hoose "town-ka" ku aadaan, kagana soo rawaxaan.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag