U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xawaare

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dhFiisigis
Xaraf XSubg XA7 xar
1

Orod si gaar ah loo ordo. xawaare ileys m.l Summad C. Xawaaraha ay ku baahaan hirarka birlabdanabeedka maraaya dulalaati madhan, kaas oo ah madoorsoome fisikeed, le'egna 2.997.925 x 10(8) m/s, waxana loo yaqaanaa madoorsoomaha birlabdanabeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde waxa kale oo uu si xawaare leh ugu is-taagay in uu hakiyo sumcad xumada Dowladda Faderaalka ku Meelgaarka ah uga timid fadhiidnimada haysata iyo dagaalada ay dhinac ka yihiin iyada iyo ciidamada Itoobiya.

”
“

Mas'uulkaani waxaa uu carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in si xawaare sare ah loo dedejiyo in xayiraad lagu soo rogo dhaq dhaqaaqa iyo hantida kooxaha mar kasta hor istaagaya in nabad laga dhaliyo Soomaaliya.

”
“

Boosteejo sugan, xawaare xadidan iyo adeeg qanac leh midna ma lahan baabuurtaan dadka ay magaalada hoose "town-ka" ku aadaan, kagana soo rawaxaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xawaare - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan