U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aadaan1

Magac Lab
Xaraf ASubg AA6 xar
1

Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda.

2

Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xidlhibanadan ayaa ka sheegay Baydhabo iyagoo diiday inay aadaan Jabuti in Somalia aysan ka jirin wax dowlad ah, maadaama la fashiliyay go'aankii ahaan in lagu doorto Baydhabo Madaxweyne cusub.

”
“

Heshiskii Jabuti oo lagu saxiixayo Makah Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in xubnihii saxiixay heshiiskii Jabuuti ay aadaan dalka Saudi Arabia, halkaasoo lagu soo saxiixayo 11-kii qodob ee lagu gaaray shirkii Jabuuti.

”
“

Dalxa, ayaa hadalkan u sheegay wargeyska Daily Nation, cadadkiisii maanta soo baxay ee Sunday Nation, wuxuuna intaas ku daray in taasi ay keentay inay intooda badan dalka dibaddiisa iska aadaan, oo aysan kulammada ka qaybgelin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aadaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan